(Akhriso) Madasha Xisbiyada Qaran: “Farmaajo wuxuu hormuud u noqday qalalaase Siyaasadeed”

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee Somalia ayaa ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay Raiisul Wasaare Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. War-saxaafadeed ka soo baxay madasha ayaa lagu sheegay in talaabadan ay tahay mid lagu carqaladeynayo qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb, iyagoo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey inuu dalka geliyey … Continue reading (Akhriso) Madasha Xisbiyada Qaran: “Farmaajo wuxuu hormuud u noqday qalalaase Siyaasadeed”